Dhiiri Galin Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps - October 18, 2024 Halgan weeye nolashoye:Hadal laguma garee hore u soco italka:Hayaankaaga dheere:Hiigso meel sareeysiy..Uhoree asaaga:Iska dhaaf hadhoowtiyo wey iska hagaagida.Qabso hoowsha kuu taal Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
Dhiiri galin guul ah - October 18, 2024 Labo cadaw ayaad leedahaay adiga: 1:waa nafsadaada isku day inaad ka guuleesato 2: bidka labaadne waa dadka kugu hareeresan waa inaad ka guuleesataa: Dadka ku dhahaya may waa inaa ka guuleysataa markaas ayaad guul gaaraysaa. Read more
Comments
Post a Comment