Posts

Dhiiri galin guul ah

Labo cadaw ayaad leedahaay adiga: 1:waa nafsadaada isku day inaad ka guuleesato  2: bidka labaadne waa dadka kugu hareeresan waa inaad ka guuleesataa: Dadka ku dhahaya may waa inaa ka guuleysataa markaas ayaad guul gaaraysaa.

Dhiiri Galin

 Halgan weeye nolashoye: Hadal laguma garee hore u soco italka: Hayaankaaga dheere: Hiigso meel sareeysiy.. Uhoree asaaga: Iska dhaaf hadhoowtiyo wey iska hagaagida. Qabso hoowsha kuu taal